DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyada Puntland oo maanta Hortagay Baarlamanka

0

Wasiirka Wasaaraddda Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa baarlamaanka Puntland ka hor akhriyey Xisaab xirka Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee 2017.