DEG DEG:- Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Golis oo Boosaaso lagu dilay

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobalka bari waxaa gordhow lagu dilay Allaha u naxariiste Maareye ku xigeenkii Shirkadda Golis Cabdulaahi Cali cumar.

Kooxo hubaysan ayaa marxuumka ku toogtay Gudaha Magaaladda Boosaaso,iyado an la garanayn sababta dhabta ah ee loo dilay ,balse dilaalka magaaladaa Boosaaso kadhaca ayaa ahaa malmahan mid an badnayn.

Wixii kuso kordha lasoco