DAAWO:- Guddoomiyaha gobalka Bari oo Difaacay Oromada

0

Yuusuf Maxamed Wacays dhedo ayaa difaacay qoomiyadda Oromadda ee kunool Magaaladda Boosaaso,isago sheegay in an la taaban karrin gacana la saari karrin qoomiyadda Oromada ee kunool boosaaso.

Dhedo ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono dadkii kadambeyeey jirdilka nin kaso jeeda Qoomiyadda Oromada oo maalin kahor lagu jirdilay Gudaha Magaaladda Boosaaso.