DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo Amanay mid kamid ah Wasaaradihiisa

0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta Xariga kajaray Wasaaradda qorsheeynta iyo Xirirka Caalamiga ah ee Puntland ayaa amanay Wasaradaas sida ay ugu adeegayso Bulshadda.

Shire Xaaji Faarax oo ah Wasirka qorsheeynta iyo Xirirka Caalamiga ah ee Puntland ayuu ku boogadiyeey shaqada uu u hayo shacabka Puntland.