DHAGEYSO:-Axmed Cabdi Oo Loo Dooortay Madaxweynaha Kmg Ah ee dowlad deegaanka soomaalida itoobiya

0

Kulan ay golaha fulinta xisbiga ku yeeshay magaalada Jigjiga ayay  Madaxweyne ku meel gaadh ugu doorteen mudane axmed cabdi maxamed oo horey u ahaa wasiirka xafiiska khayraadka biyaha dowlad deegaanka soomaalida itoobiya sidoo kale wuxuu ahaa wasiirka maaliyadda .

Xiligan waxaa magaalada jig jiga ka socda rabshado shacabku ay samayanayaan waxaana guud ahaan magaalada la wareegay ciidamada liyuu boliska loo yaqaano sida ay sheegayaan wararka ay warbaahinta AGG Heshay.