DHAGEYSO:- Waxgaradka Nugaal oo ka hadlay dhuldaqsimeedka la xirto

0

Waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ka hadlay dhul daaqsimeed xooluhu daaqaan oo la doonayoin xiramysi iyo xaalufin lagu sameeyo .

Ciise Nuur Aaden oo kamid ah odoyaasha ayaa sheegay in falkaan ay gaysanayaan Hay’ddo iyo dadweyne aan garanayn danta shacabka iyo dalka .