DHAGEYSO:- Labo belood oo 12 sano dirirsana oo Heshiis gaaray

0

Magaaladda burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu soo gabgabeyay Heshiis ay gareen labo belood oo ood wadaag ah kuwaas oo colaad kadhex aloosanyd muddo ku siman 12 sano ,kuwaas oo maanta ku heshiyeey Burtinle.

Heshiiskas waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay ku heshiyeen labada Belood .