DHAGEYSO:- Barlamaanka Puntland oo ka dooday Qodobo horyaalay

0

Guddiga horumrinta ee gobolka Mudug ayaa maanta looga yeeray golaha wakiilada ee Puntland, iyadoo su’aalo badan laga waydiiyay xaaladda gobolka Mudug iyo khaladaad guddiga uu galay oo ay ka mid tahay iibinta dhulal dowladdu leedahay oo baarlamaanka lasoo marin.

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa su’aalahaasi ka jawaabay, hoos ka dhegayso.