DHAGEYSO:-Kheyre oo ka Hadlay Xaqiiqada Khilaafka hareeyay Safarkiisa Puntland

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weli ku sugan deegaanada Puntland oo uu socdaal ku marayo ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warar sheegayay in booqashadiisii Puntland uu hareeyey khilaaf siyaasadeed.

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha in ay jiraan kuwo cadeysay in ay xumaan kaliya raadiyaan,isla markaana ay noqdeen kuwo fashilmay sida uu hadalka u dhigay.