DHAGEYSO:- Beesha Gari koombe oo Kulan Xasaasi ah Garowe ku yeeshay

0

Beesha Gari koombe oo kamid ah beelaha Somaliyeed ee daga dhulka Dowlad degaanka Somaalida Itoobiya oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ka hadlay dhibaatada Oromadu ku hayso Somaalida kunool dowlad degaanka Somaalida Itoobiya.