DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo oo raaligalin ka bixiyay dhiibistii C/kariin qalbi Dhagax

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Magaaladda Asmara ee dalka Eritrea kula kulmay Gudoomiyaha Jamhadda ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan.

Kulankaan ayaa loogu hadlay dhiibistii C/kariin Shiikh Muuse (Qalbi Dhagax), iyo go’aankii golaha Wasiiradda Somaaliya ee ahaa in Ururka uu yahay Argagixiso islamarkaana uu xiriir la leeyahay Al-shabaab.

Guddoomiyaha ONLF ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu raaligalin ka bixiyay dhiibiistii C/kariin Qalbi dhagax,islamarkaana ay u bandhigeen dhankooda qorshaha Ururka.