Dhambaal Tacsiyadeed:- Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Axmadeey Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay galab ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuum Axmadeey Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Axmadeey Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame, Reer Xaaji Masale, gaar ahaan Sayid Cumareeto Sayid Cabdulqaadir iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Axmadeey Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame , waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Axmadeey Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Axmadeey Sayid Cabdulqaadir Sayid Warsame Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale  Dhambaal Tacisiyadeed oo midkaa la mid ah diraya:

Dhamaan Jaaliyadaha GalJubba ee dalka Dibeddiisa.