DHAGEYSO:- Wasiirka Waxbarashada oo iska fogeyeey eedeyn loo jeediyay

0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa Caawa ka jawaabay Warar lagu baahiyey Baraha Bulshada ee ku aadanaa in Wasaaradu aysan aqoonsaneyn.

Wasiirka oo Caawa Wareysi siiyey Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in hadalkii uu ku sheegay Wareysi uu horey u bixiyey ee uu kaga hadlay Sharci ahaanshaha Jaamacadaha dalka Dalka siqaldan loo fasirey.

 

HOOS KA DHAGEYSO