Khilaafkaan ayaa yimid ka dib markii habeen ka hor Ciidamada Kenya ay dileyn laba ka mid ah Shaqaalaha shirkada Isgaarsiinta hormuud ee degmadaasi Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Guddoomiye ku xigeenka degmada Ceelwaaq Sahal Macalin Aadan ayaa sheegay in khilaafkaas uu ka dhashay xasuuq maalin walba ay Ciidamda Kenya ku hayaan Shacabka degmada iyo deegaanada kale ee gobolka Gedo.