DHAGEYSO:-Alshabaab oo sheegay In Ay Dowlada Ka Rabaan Kuraas Siyaasadeed

0

Gudoomiyaha Gudiga Dib U Heshiisiinta Qaranka Cismanciil shiikh muuse oo Ka Hadal Ka Jeedinayay Munaasabada Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Ayaa soo Hadalay Qaaday Dagaalka Lagula Jiro Alshabaab iyo Waxaa Ay Ka Aaminsayihiin Ka Gudi Ahaa.

Waxaa uu sheegay In uu La Kulmay Sargaal Sare oo Ka Tirsan Dagaalamayaasha Alshabaab Islamarkaasna uu U Wax Ka Waydiiyay Sababaha Ay Shabaab Ay Udagaalamayaan Waxaan uu u sheegay In Ay Doonayaan Kuraas Siyaasadeed oo Ay Ka Rabaan Dowlada Somaliya.