Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay kulan loogu mahad celinayo Madaxda iyo Booliska deegaanada Puntland kadib Gacan ku dhiiglayaal kasoo baxsay oo gacanta lagu dhigay.
Waxgarad iyo maamulka gobolka Hiiran ayaa kulan ay ugu mahad celinayaa Hay,adaha Sirdoonka Puntland waxay sidoo kale Baaq Nabadeed ugu direen Beelaha ku dagaalamaya qaybo kamid ah gobolka Hiiraan.