Wararka inaga soo gaaraya Magaalda Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe,ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay Xalay dhac baahsan ay ka geysteen Bakhaaro Ganacsi o ku yaalla Suuqa Xaafada Hati-wadaag ee Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.