DHAGEYSO:- Nabadoon Yaasin Cabdisamad oo ka hadlay Boqashada Keating ee Galkacyo

0

Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Muduga oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in imaashaha Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ay ka turjumayso Amniga Magaalada Gaalkacyo , Waxa uu sheegay in Gaalkayo waxbadan ay iska badaleen sidii ay ahayd Sanadkii kan ka horeeyay .

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Gobolka Mudug oo dhawaan sheegay in Amniga magaalada Gaalkacyo uu xun yahay laskuna halaynkarin ayuu sheegay Nabadoonka in Xildhibaanadaasi ay yihiin ku ay bulshadii soo dooratay ay ku khasaartay .ayna mudantahay in xasaanada lagala laabto.

Waxa uu bogaadiyay Wasiir kuxigeenka wasaarada Arimaha gudaha Puntland C/laahi Xaashi Qoob dero oo maalmihii uu joogay Gaalkacyo wax badan ka qabtay .

Dowladda ay sheegay in hadii sidaas ookale ay hadaba wasiir ay ugu so diri lahayd Gaalkaco dadku ay ugaan lahaayeen in meesha ay dowladdi ka jirto.