DHAGEYSO:-Dhawac buux dhaafiyay cisbitaalka dhexe ee kismaayo

0

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee maamulka Jubaland ayaa sheegaya in dhaawacyo fara ban la gaarsiiyay Isbitaalka dhexe ee magaalada Kismaayo, kuwaas oo ku soo dhaawacmay dagaal xoogan oo Saaka ka dhacay deegaanka Baarsanguuni ee duleedka magaalada.

Wariyaasha ku sugan deegaanada maamulka Jubaland ayaa sheegay in dhaawacyo badan la gaarsiiyay Isbitaalka magaalada Kismaayo, dadka shacabka iyo Wariyaasha ayaa loo diiday in ay booqdaan Isbitaalka la gaarsiiyay dhaawacyadaasi.