DHAGEYSO:- Boqor Burhaan oo Baaq u diray labo belood

0

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka hadlayaay Shir dib u heshisineed oo qardho uga furmay laba belood oo walaalo ah ayaa baaq u diray labo belood oo shirka uga furmay qardho isago ugu baqay inay xoojiyaan Nabada isla markana mardambe aysan dhicin xurguf dhex marta labadaas belood.