DHAGEYSO:-Taliska Ciidanka oo Garoowe In Ka Badan 20 Maxaabiis ah Ku Soo Bandhigay

0

Taliska ciidanka iyo masuuliyiin katirsan dowladda Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa warbaahinta ka howlgasha Garoowe u soo bandhigay in ka badan 25 maxaabiis ah, waxaana taliska uu diray digniin culus iyo dagaal ciidanku qaadayaan.