Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in dagaalka Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay qeyb ka yihiin Ciidamo laga keenay Magaalooyinka Kismaayo,iyo Baydhabo ee Goboladda Baay iyo Jubadda Hoose.
C/laahi Ahmed Dhuunkaal oo kamid ah Saraakiisha Soomaaliland ee hogaaminaya dagaaalka ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in Ciidamo laga keenay magaalooyinkaas ay dagaalka qeyb ka yihiin.