Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay nawaaxiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa si gaar ah looga sameeyay deegaanka Baxda-Gaabo ee gobolkaasi.
Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug Maxamuud Cilmi ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladaasi.
Hoos ka dhageyso codka taliyaha