QORMO:- Taariikhdooda barointa aadan la midoobin taxanaha-itoobiya seddex kunoo sano qaybtii1aad

0

Wixii ka dambeeyey booqashadii Raysal wasaaraha Itoobiya uu ku yimid magaalada Muqdisho iyo war-murtiyeedkii muranka dhaliyey ee ay Madaxwayne Farmaajo iyo Raysal wasaaruhu wada jirka u qabteen, waxaa jirey doodo iyo falanqaymo ay bulshada Soomaaliyeed ka bixinayeen siyaasadda iyo wadada cusub ee uu Raysal wasaare Abiy Ahmed ku hagayo dalkiisa iyo qorshaha uu usoo bandhigay madaxda Soomaalida ee ay iyana duuduubka u liqeen.