DHAGEYSO:-Faah faahin laga bixiyay Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

0

Waxaa Faaf faahin dheeraad ay ka soo baxeysa Qarax Khasaaro geystay oo Barqanimadii Maanta ka dhacay Degaanka Garasbaaley ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Degaanka Garasbaaley Ibraahim Maxamed Rooble ayaa sheegay in barqanimadii Maanta uu qarax Miinada Nuuca dhulka lagu Aaaso uu ka dhacay Degaanka Garasbaaley,kaas oo sida uu tilmaamay Guddoomiyaha lala beegsaday Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya,waxa uuna Guddoomiyaha Xaqiijiyay in qaraxa u dhintay qof Shacab oo wadada mararay iyo Askari la socday Gaariga qaraxa lala beegsaday