DAAWO:- Alshabaab oo Fariisin ka samaystay Af-urur

0

Wararka ka imaanaya Gobalka bari ayaa shegaya in Kooxda alshabaab ee buuraha galgala ee Puntland ay fariisim ka samaysteen tuulada Af-urur oo an saas uga fogayn buuraha Galgala iyado Cidamada Puntland ay kabaxeen tuladaas kadib marki la sheegay inay gadooden.

Qaar kamid ah saarisha Puntland ayaa Warbaahinta Gudaha fah faahin kasiyeey qaabka ugu suurta gashay alshabaab inay galaan Af-urur.