DHAGEYSO:-Wasiirka Ganacsiga oo ka hadlay Fa’idada soomaaliya ay u leedahay in ay ku biirto (COMESA)

0

Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ku biiritaanka Soomaaliya ee COMESA ay ka dhigantahay guul weyn oo u soo hotay shacabka.

Wasiir Maareeye ayaa cadeyay in Soomaaliya ay ka taageerayaan wadamadaan in la sameeyo shuruucda ganacsiga ee Soomaaliya iyo in shaqalaha Soomaliyeed ay six or ah uga shaqaystaan dalalka Africa eek u jiray Heshiiskaan.