DHAGEYSO:-Taliye Ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sool Gacanta U Galay Puntland

0

Kadib markii maalin kahor dowladda Puntland ay soo bandhigtay ciidamo ka soo goostay maamulka Soomaaliland ayaa haddana waxaa Puntland gacanta u soo galay taliye ku-xigeenkii ciidamada Soomaaliland ee Gobolka Sool oo wata qoryo agab kale.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO