DHAGEYSO:-Shacabka muqdisho oo ka hadlay go`aankii Madaxweyne Farmaajo uu amray in lagu furo wadooyinka Magaalada ee xiran

0

Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan sida ay u arkaan go`aankii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu ku amray in 48 saac gudahood lagu furo wadooyinka mihiimka ah ee magaalada Muqdisho ee xiran.

Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay isugu yeeray guddiga Amniga Qaranka, Xubnahaas uu kala hadlay sidii looga jawaabilahaa cabashooyin ka yimid shacabka magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka cabanayay wadooyinka xiran.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO