TOP NEWS:-Saraakiil Ka Soo Goostay Ciidanka Somaliland oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyay

0

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu soo bandhigay saraakiil katirsanaa ciidanka Soomaaliland kana soo goostay furimaha dagaalka ee gobolka sool

Saraakiishaan ka soo goostay ciidanka Soomaaliland ayaa waxaa magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey taliyayaal katirsan ciidanka Puntland oo sheegay inay ka faa’iidaysteen cafiskii madaxweyne Gaas uu u fidiyey ciddii ka soo goosata mamaulka Hargaysa.