DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo si kulul uga hadlay wadahadala DFS iyo Somaliland

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa ka hadlay sida uu u arko wadahadalada dib ugu bilaabanaya Dowladda Federaalka Somaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Gaas ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in wadahadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Somaaliya laga dhigo laba dowladood oo wadda hadlaya taas oo nasiib darro ku tilmaamay in maamul midnimadda umadda neceb loola dhaqmo sida dowladaha Caalamka oo kale ah.