DHAGEYSO:- Barlamaanka Puntland oo Kulan Xasaasi ah yeeshay

0

Baarlamanka Puntland aya amanata si rasmi ah u kala diray gudigii Hay.ada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo shacabka iyo dadka shaqo raadiska ah ay uga cabanayeen mudooyinkiiu danbeeeyay gaar ahaan dadkii codsaday shaqooyiin uu Bangiga Aduunku soodhajiyay oo loo qaadanayay Hay.adaha kala duwan ee dawlada .

Baarlamaka ayaa sabab uga dhigay kal diristana inysan Hay.adu lahayba wax xeer ah ooo ay ku shaqeyso taasna y keentay inay ku kacaan musuq maasuqiyo falal ka baxsan Anshaxa shaqaaleysiinta shaqaalaha dawada iyo kuwa rayidka ah ahba .

Waxayna Hay.adaas si KMG Ah u Hoos geeyeen Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha oo inta Xer ay ku shaqeyso loo sameynayo Madaxweynuhuna uu u soo magacaabayo gudi cusub ..