Sheekh Maxamed Dirir oo kamid ah culumada Somaliyeed oo ku baaqay in laga shaqeeyo Nabadda ceelafweyne,isagoo khudbad u jeediyaay shacabka degaankas ayaa ka hadlay muhiimada nabadda iyo khasaarada ay leedahay Colaada.