DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Qaabka dalku Nabad ku Heli Karo

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka qayb galay Shirkii Brussels ayaa halkaasi ka jeediyey Khudbad uu uga hadlayey Amaanka guud ee dalka Soomaaliya iyo deegaanada Galmudug.

Madaxweyne Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday Qaabka Soomaaliya uga Hirgali karto Dib u Heshiisiin wuxuuna sheegay in xiligan ay Adagtay arintaasi.