DHAGEYSO:- Aqoonyahan sharaxay Qodobada kaso bixi karra shirka Brussels

0

Waxaa ka furmay magaalada Brussless ee xarunta Midowga Yurub iyo dalka Biljamka shirkii arimaha Soomaaliya ee Beesha Caalamka.

Shirkan ayaa ayaa maanta la filayaa in lasoo gaba gabeeyo iyo qodobo dhowr ah laga soo saari doono ,hadaba muxu shirkaas kaga duwanyahay shirarkii horey lagu qaban jiray madaxda somaalida maxaase la fili karra oo natiijo ah Prof Maxamuud Maxamed jaamac oo ah aqoonyahan waxbadn kalasocda arrimaha somaaliya falanqeyana siyaasadda ayaa ka waraystay bal waxaa laga filan karro gaba gabada shirkas ee maanta.