DAAWO:- Gen Cabdisalaan” Hala joojiyo deg deg Colaada Ceelafweyn”

0

Generaal Cabdisalaan Daahir Xaashi oo horey uga mid ahaa Saraakishii dowladdi siyaad barre ayaa ka hadlay colaada kaso cusboonatay degaanka Ceelafweyn ee gobalka sanaag,isago ku baaqay in la joojiyo dagaalka.

Cabdisalaan ayaa sheegay in loo bahanyahay in la heshiyo oo laga shaqeeyo Nabadda dadkuna walaalo yihiin,xiligana an loo bahnayn in la daadiyo dhiiga shacabka.