DAAWO:- Gaas” Muuse Bixii Tukaraq Xabad ayaan kaga saaraynaa”

0

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Brussels ee dalka Belgiumka ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay nabad diyaar u tahay haseyeeshee aysan dhulkeeda wadahadal kula geli doonin Muuse Biixi, haddii uusan ka bixinna xabad looga saari doono.