DHAGEYSO:-Wasiiro ka tirsan puntland oo safar ku tagay duleedka tukaraq maxay la soo kulmeen?

0

Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa Gaaray xubno katirsan golaha wasiirada dowladda Puntland, kuwaasi oo warbaahinta u sheegay inuu gabogabo marayo diyaar garawga dagaalka lagu xoraynayo gobolka Sool.

Hoos ka dhageyso codka