DHAGEYSO:-Wadayaasha Gadiidka BL-ka oo qaadi doona Talaabo Caqabad ku ah Shacabka

0

Wadayaasha Gawaarida Bl-ka ee ka shaqeeya wadada isku xirto Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,ayaa Waxa Walaac xooggan ka muujiyay xirnaanshaha Wadadaasi.

Mid ka mid wadayaasha Gadiidka ayaa sheegay In dhibaato weyn ay ku qabaan xirnaashaha Wadada isku xira Muqdisho iyo Afgooye,isla markaana ayada oo Wadada xiran laga qado lacago canshuur ah,badalkeedana aan wax loogu qabanin sida uu hadalka u dhigay.