DHAGEYSO:- Puntland oo Hay’ad Imaraadka kasocota Deeq kala wareegtay

0

Imaaraadka Carabta ayaa deeq raashiin ah oo ka kooban kun ton waxaa uu soo gaarsiiyay Puntland, iyadoona raashiinka loo qaybinayo sagaalka gobol ee Puntland.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladda hoose Puntland Maxamed Cali Jubba oo lagu wareejiyay deeqdan ayaa waxaa uu sheegay inay u qoondeeyeen sagaalka gobol ee Puntland oo loo gaarsiin doono si siman.