DHAGEYSO:-Maamulka Soomaaliland oo Ku Dhawaaqay inay Heshiis ay La Gaadheen Puntland

0

Waftigii dhowaan Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi uu u soo dirsaday deegaamada Soomaaliland oo soo gaarey magaaalda Garoowe ayaa ku laabtay magaalada Hargaysa iyagoona ku dhawaaqay inay is afgarad iyo heshiis la gaareen reer Puntland si uusan u dhicin dagaal ka dhaca Tukaraq.

hoos ka dhageyso codka