DHAGEYSO+SAWIRRO:-Taliska qeybta 43-aad ee xoogga dalka oo xilka la wareegay

0

Taliyaha Cusub ee Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa socdaal kormeer ku tagay Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo hakaasi uu kula hadlay Cutubyo ka tirsan guutooyinka 10-aad iyo ururka 50-aad ee ciidanka Xooga dalka.

Taliyaha Guutada 10-aad ee ciidanka Xoogaa dalka General Maxamed Cali Cadoow oo warbixin kooban siiyay Taliye Bogmadow ayaa sheegay in ciidamadan ay heegan ugu jiraan la dagaalanka Shabaab.