DHAGEYSO:-Maamulka Soomaaliland oo 6 Hay”adood oo ka Howlgalayay Degaanadooda Shaqada ka joojiyay

0

Maamulka Soomaaliland ayaa Degaanada uu ka Arimiyo waxa uu ka eryay ilaa iyo 6 Hey’ad oo Maxali ah,kuwaas oo ay ku shegeen in ay si qaldan ay Degaanada Soomaaliland ugu hoowlgalyeen.

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorsheeynta iyo Hormarinta Soomaaliland Eng:Xuseen Ibraahim Buuni ayaa sheegay in ilaa iyo 6 Hay’adood oo Samafalka oo ka shaqeynayay Degaanada Soomaaliland ay Ruqsadii shaqada kala laabteen,maadama ay Hey’adda ay ka diiwangashanayeen Wadamada kale taasina aysan suura gelineynin in ay si Samafal ah ay ugu shaqeyaan Soomaaliland.