DHAGEYSO:-Fariin loo diray madaxweynaha soomaaliya

0

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo in uu wax ka qabto Khilaafka taagan.

Waxaa uu sheegay in aan maanta loo baahneyn in uu khilaaf soo gala dhex galo Ciidamada xoogga qeybtooda 43-aad, Maadaama ay ku jiraan dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab.