DHAGEYSO:-Dad ku sumoobey caano ay cabeen deegaanka Xanan-buure

0

In kabadan 40 Ruux ayaa ku sumoobey Caano ay Cabeen kadib markii ay iskugu yimaadeen Xus ama Albari dad reer guuraa ah ay kudhiganayeen Bali-hiile oo hoos yimaada deegaanka Xanan-buure ee Gobalka Galgaduud.
Gudoomiyaha deegaanka Xananbuure Cali Xaashi Faarax ayaa sheegay in dadkaan ay xusayeen waalidkood sidaasina dadkii Caanaha Cabey ay ugu sumoobeen