Yuusuf Salaad Maxamed Guddoomiyaha Deegaanka Camaara ee Galmudug ayaa xili uu lahadlayey Warbaahinta wuxuu ka hadlay dagaal Mudooyinkii danbe ka dhacayey Koonfurta Gobolka Mudug.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dad kasoo Barakacay coladaaadi iyo dagaalkaasi dhexmaraya Al-Shabaab iyo Dadka xoolo dhaqatada ah inay gaareen deegaankaasi iyo deegaano kale oo dhowr ah.
Yuusuf Salaad Maxamed Gudoomiyaha deegaanka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in qaar kamid ah dadkii kasoo carar colaadaasi ay dhaafeen deegaanka iyagoo u gudbay deegaano kale.