DHAGEYSO:- Maamulka degmadda Gaalkcyo oo Gawaarida sharci cusub u samaynaya

0

Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa bilaabay qorshe cusub oo lagu diiwaan galinayo Gaadidka loona sameenayo Nabaro lagu Aqoonsado .

Maamulka waxa uu sheegay in magaalada aysan ka shaqayn doonin gaadiid aan udiwaan gashanayn oo aan la aqoon meesha uu ushaqeeyo.

Hadaba ugu horeen waxaa madasha ka hadlay Taliyaha Doolada hoose ee Degmada Gaalakcyo , Xoghayaha Dowladda Hoose iyo Gudomiyaha iskaashatada Gaadiidka dadweynaha .