DAAWO:- TOP NEWS Ciidamadii ugu badnaa oo Puntland geyso Tukaraq

0

Wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa deegaanka Tukaraq ku soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland oo ku biiray howlgalka dowladda Puntland ku xoraynayso gobolka Sool.