DHAGEYSO:-Taliyaha Xoogga Oo Digniin u Diray Ciidamada Qaranka Somalia

0

Sareeyo Gaas Cabduweli Jaamac Gorod  Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan duleedyada Magalada Muqdisho xilli maraaka qaar ay Shacabka ka cawdaan.

Hoos ka dhageyso codka taliyaha iyo digniinta