DHAGEYSO:- Ganacsatada Somaaliya iyo kuwa Taliyaaniga oo is kaashanaya

0

shir udhaxeeyay Ganacsatada Soomalaiya iyo Ganacsatada Talyaaniga ayaa ka Furmay Magaalada Muqdisho , waxaana looga hadlayaa sidii labada dal ay u samayn lahaayen maal gashi oo ay Somaaliya u maalgashan lahaayen Ganacsatada Talyaaniga.

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Maareeye ayaa shirkaasi waxyaabaha looga hadlay Warbaahinta uga waramay .